Waxaa looga wada shaqayn karaa iskaashi dhanka ciidamada amniga iyo shacabka. Doorka shacabka waa in ay laamaha amniga soo war geliyaan haddii ay arkaan wax amniga wax udhimaya sidoo kale ciidamada waa in ay ilaaliyaan badka qabka shacabka la wadaagay xogta isla markaana ay dhaqsi u gaaraan halka ay xogta ka heleen